Natiijada kasoo baxday shir saacado badan qaatay oo dhexmaray dalalka ku bahoobay Paris Club iyo Dowladda Somalia

10 sacaadood ku dhawaad shir  internet-ka ka socday oo loo yaqaano (Video-Conference) ku dhexmaray masuuliyiin uu hoggaaminayey Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. C/raxaam Ducaale Beyle iyo wakiilo ka socday dalalka ku bahoobay Paris