Iran oo fara kulul ku haya Caabuqa Corona

Iran oo fara kulul ku haya Caabuqa Corona

 

23 ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN ayaa laga helay Caabuqa dilaaga ah ee coronavirus.

Sidaana waxa Maanta Warbaahinta ka hor sheegay ku xigeenka Guddoomiyaha Aqalka Baarlamaanka IRAN, Abdolreza

QM oo war kasoo saartay colaadda Gobolka Gedo

QM oo war kasoo saartay colaadda Gobolka Gedo

 

Warbixinno horudhac ah ayaa sheegaya in ilaa 9,000 oo qoys (ku dhowaad 56,000 oo qof) ay ku barokaceen gobolka Gedo, ee Dowlad-goboleedka Jubbaland, kadib is-afgaranwaa ilaa horraantii bishii Febraayo ee u dhaxeeyay dhinacyada