Janan oo gaaray Mandheera

Janan oo gaaray Mandheera

 

Ka dib markii ay soo baxday waaran caalami ahaa oo Booliska Soomaaliyeed uu ku dalbaday in lagu soo xiro Wasiirka Amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) ayaa wuxuu gaaray Degmada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari