Real iyo wacdarihii xalay ay ka sameysay Magaalada Jedah

Real iyo wacdarihii xalay ay ka sameysay Magaalada Jedah

Real Madrid ayaa ku guuleysatay koobka Spanish Super Cup ka dib markii ay rigoore 4-1 ku garaaceen kooxda Atletico Madrid ciyaartii finalka ee ka dhacday magaalada Jedah ee dalka Sacuudi Areebiya.

90kii daqiiqo ee ciyaarta iyo 30 daqiiqo …

Barcelona oo iska diiday saxiixa xiddiga Haaland

Barcelona oo iska diiday saxiixa xiddiga Haaland

Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay iska diiday saxiixa xiddiga da,yarka ah ee Erling Haaland suuqii xagaaga ee 2019 inkasta oo ay wakhtigaas raadinaysay xiddig ay weerarka ku xoojiso.

Wargayska AS ayaa sheegaya in ay qaar ka mid…

Man United ayaa qarka u saran Gedson Fernandes

Man United ayaa qarka u saran Gedson Fernandes

Kooxda Man United ayaa qarka u saaran saxiixeedii ugu horeeyay ee suuqa January iyada oo ku dhaw saxiixa xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Benfica ee Gedson Fernandes sida ay sheegayaan wararku.

Man United ayaa rajaynaysa in ay saxiixa…

Dhaawaca Scott McTominay Oo Walwal ku abuurtay Man United

Dhaawaca Scott McTominay Oo Walwal ku abuurtay Man United

Man United ayaa cabsi weyn ka qabta in Scott McTominay uu garoomada ka maqnaado muddo sideed isbuuc ah kadib markii raajadii jilibka laga saaray lagu ogaaday iney carjawda dhibaato kasoo gaartay.

Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa rajeynayay…