Nigeria: Mataano isku dhegganaa oo la kala jaray

Nigeria: Mataano isku dhegganaa oo la kala jaray

Laba gabdhood oo ah mataano ku dhashay iyagoo isaga dheggan xabadka iyo caloosha ayey dhaqaatiirta ku guuleysteen inay qalliin ku sameeyaan, magaalada Abuuja ee caasimadda Nayjeyriya.

“Labada hablood oo lagu kala magacaabo Mercy iyo Goodness