Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulankii ugu horreeyay ku yeeshay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Waxey Xildhibaanada kulankooda ku ansixyeen Guddi ka kooban 15-xubnood oo ka tirsan Xildhibaanada, kuwaasi oo soo diyaarin doona Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo ku xigeenadiisa.

Mogadishu-Somalia

Tags: