War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in muwaadiniinta Soomaaliyeed ee maraya safarada dhinaca dhulka ah iyo kuwa diyaaradaha ah iney raacaan talaabooyinka ay kaga hor tagi karaan Carona.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa lagu shaaciyey 7 Qodob oo muhiim u ah dadka ku safraya dhulka & Badda intaba maadaama la hakiyey duulimaadyada Caalamiga ah,kuwaas oo looga baahan yahay inay qaataan.

Wasaaradda ayaa u sheegtay dadkua in aysan u safrin wadamada laga helay Cudurka Coronavirus iyo inay dadku kala fogaadaan si aysan isku qaadsiin Cudurka.

Hoos Ka Akhriso Farriimaha iyo Talooyinka la siiyey Muwaadininta Soomaaliyeed.

Mogadishu-Somalia

Tags: