Maamulka iskiisa ugu dhawaaqay madax banaanida ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaay inuu xiray dhamaan xuduudaha uu la leeyahay Itoobiya, Jabuuti iyo Soomaaliya si Coronovirus looga hor tago.

Sidoo kale Soamliland ayaa xirtay dekadaheeda marka laga reebod ekadda Berbera oo shaqeyn doonta.

Muddo Laba Todobaad ah ayey socon doontaa xayiraadan iyadoo ay fasaxday shinxadaha muhiimka ah ee dibadda ka imaada in dalka lasoo galiyo sida raashiinka iyo daawooyinka.

Somaliland ayaa sidoo kale 14 cisho karantiili doonta cid walba oo garoonka kasoo degta waxaana ay iska bixin doontaa qaraashadka inta gacanta ay ku heyso wasaaradda caafimaadka Somaliland.

Image

Image

Mogadishu-Somalia

Tags: