Waxaana hogaaminaya wasiirka dhaqaalaha iyo maaliyadda dalkaasi Mudane Axmed shidde iyada oo lagu wado in madaxda Somaliland ay u gudbiyaan fariimo ay ka wadaan abbey Axmed Rasulwasaaraha Itoobiya

wararka hoose ee ay halayso Bandhiga media ayaa sheegaya in u jeedka safarka wafdigaan uu hogaaminayo wasiirka maaliyadda heer faderaal ee dalka Itoobiya ay tahay booqashada wadajirka ee Rasisulwasaaraha Itoobiya iyo madaxwaynaha Somalia ku doonayaan in ay ku tagaan Hargaysa  

Walow somaliland ay si cad u diiday booqashada madaxwayne Farmaajo

Madaxwaynah Somaliland Muuse biixi Cabdi oo shalay jeediyey qudbadiisa sanadlaha ayaa sheegay in marnaba aan macquul ahayn in Hargaysa uu ka soo dago madaxwaynaha Somaliland

lamana uga sida wafdigaan maanta gaaray Hargaysa ee ka socda Itoobiya ugu qancin doonaan Madaxda Somalialand imaanshiyaha Hargaysa ee madaxwaynaha Somalia