Waxaa Goor Dhow Furmay Kulan Weynihii Golaha Shacabka BJFS Kulanka 32-aad ee ka tirsan kal fadhiga 6aad, Waxana Shir Guddominaya Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Madamed Mursa Sheekh Cabdiraxman

Jendaha Maanta
1-Furitaanka Ayaadaha Qur’aanka Kariimka ah
2-Ansixinta Ajendaha
Wsrbixinta Hindise-sharciyeed-yada Kaso Noqday Aqalka Sare
3-Sharciga Doorashooyinka Qaranka Heer Federal
4-Sharciga Duulista Rayidka
5-Sharciga Jaan-gooynta Iyo Tayo-dhowrka Soomaliyeed
6-Sharciga Tirokoobka Qaranka
7-Hindise Sharciyeedka Heerka Warbaahinta
8-Hindise Sharciyeedka Howlgabnimada Iyo Xaqsiinta Ciidamada
9-Qeybinta Hindisaha Dib-u-eegista Iyo Kaabista Sharciga Xisbiyada Siyaasadda Dalka

Kulankii u dambeeyey ee goalaha ayaa qabsoomay 15 january 2020 iyadoo waxii intaa ka dambeeyey aysan baarlamaanku yeelan kulamadooda caadiga ah.