War-saxafadeed ka soo baxay maamulka Galmudug gaar ahaan Ahlu-Sunna ayaa lagu qaadacay Guddigii farsamada maamul dhisidda Galmudug oo dowladda Federalka ay ku dhawaaqday isbuucii la soo dhaafay.

Galmudug ayaa sheegtay in magacabaista guddiga ay hareer marsantahay dastuurka dalka iyo heshiisyadii xukuumadda wada galeen.

Sidoo kale waxaa Guddigan qaadacay qaar kamid ah musharaxiinta doorashada madaxtinimo ee Galmudug oo kala ah Cabdiraxmaan Odawaa iyo Kamaal Guutaale.

Bandhiga Media

Mogadishu-Somalia