Dhageyso: Maxaa ka jira in Maqaamka Caasimadda Hirshaballe laga wareejinayo magaalada Jowhar?

Xildhibaanada iyo waxgaradka Hirshabelle ayaa ka hadlay hadal heynta ah in maqaamka caasimadda Hirshabelle loo warejinayo magaalada Baladweyne.

Odiyaal dhaqamaeed iyo qaar kamid ah siyaasyiinta Hirshablle ayaa arintan kala hadlay Idaacadda Bandhiga ee magaalada Muqdisho.

Hadal heyntan ayaa soo shaac baxday kadib markii maalmahan madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi waare uu sal dhigtay magaalada Baladweyne.

Hoos ka dhageyso warkan oo magaalada Jowhar uu nooga soo diray  Wariyaheena Cabdiraxman Aadan Shamcuun

Hoos ka dhageyso warka