Dhagayso: Barnaamijka Xulka Wareysiyada Ee Idaacada

Dhageyso:- Barnaamijka Xulka Wareysiyadda Ee Idaacadda Bandhiga.

Dhageystaal ku soo dhawaada Barnaamijka Xulka Wareysiyadda oo aad habeen walba ka dhageysataan Idaacadda Bandhiga 09:30pm-10:30pm habeen walba, Marka laga reebo Habeenimada jimcaha , hirkeeda FM-ka 97.5M/hrts ama Bogeena aan internet-ka ku leenahay.

Hadaba si aad u dhagaysato Barnaamijka Xulka Wareysiyada halka hoose Guji ama Riix.